
Doog Digital
- Cusub
Sales & Content Creator (Gabar)
- Waqti buuxa
- Joogto
- Goobta shaqada
Doog Digital waxay Muqdisho ka raadinaysaa gabar khibrad u leh iibka, abuurista content-ka iyo maareynta baraha bulshada.

Ku saabsan fursaddan
Doog Digital waxay shaqaale ka raadinaysaa xarunteeda Muqdisho, iyadoo u baahan gabar leh xirfado wanaagsan oo ku saabsan iibka, abuurista content-ka iyo maareynta baraha bulshada.
Musharraxa ku habboon booskan waa inay leedahay hal-abuur, awood isgaarsiineed iyo khibrad ay ku diyaarin karto content soo jiidasho leh, isla markaana ay si wanaagsan ula macaamili karto macaamiisha.
Sida loo Codsado
Musharraxiinta danaynaya booskan waxay CV-gooda ku diri karaan iimaylka:
Deadline: 10 November 2026
Haddii aad leedahay xirfadaha kor ku xusan oo aad diyaar u tahay shaqo waqti-buuxa ah, ka faa'iidayso fursaddan.
Fiiro gaar ah: Musharraxa waxaa laga rabaa inay buuxiso shuruudaha shaqada ee kor ku xusan.
Shuruudaha ugu yar
- Xirfad wanaagsan u leh warbaahinta iyo soo-jeedinta.
- Hal-abuur iyo karti diyaarinta content tayo leh.
- Xirfad ku saabsan video editing.
- Aqoon u leh maareynta baraha bulshada.
- Awood iibka iyo la macaamiisha.
Faa'iidooyinka iyo maalgelinta
- Mushahar
- Not Set
Xirfado iyo mowduucyo
- Sales
- Content Creator
- Somalia jobs
- Doog Digital
Ku biir GOLE si aad ula socoto tan
Samee akoon bilaash ah si aad u ogaato marka fursado sidan oo kale ah furmaan.
Samee akoon bilaash ahSales & Content Creator (Gabar)
9 maalmood ayaa haray

