Discussion
Sidee AI u beddeshay habka aad u horumariso software?
Labo sano ka hor, developers-ka badankood waxay waqti badan ku bixin jireen raadinta documentation iyo xalinta bugs.
Maanta, AI waxay naga caawisaa:
- Qorista code
- Debugging
- Sharaxaadda concepts
- Documentation
- System design
Laakiin su'aashu waxay tahay:
AI ma kordhisay tayada software-ka aad dhisto, mise waxay kaliya dedejisay shaqada?
Waxaan jeclaan lahaa inaan maqlo aragtidiinna. 👇


1 comment
Sign in to join the discussion.
thanks Eng Ayub, isticmaalka AI ee developers-ku waxay wax badan kor uqaaday dhaqsiyaha shaqo lagu qaban jiray, taas oo developers badan u fududeysay inay soo saari karaan project ay fikradooda waqti badan ku taamayeen ilaa ay gaarsiiyeen heer guulaystay.