Skip to content
GOLE Somali Network
Sign up
Resource

Claude Fable 5 - Another Free Week

Abdirahman Yusuf@abdirahman_devBeginnerFounding Member 0

Claude Fable 5

Claude Fable 5 waa model-ka ugu awoodda badan ee Anthropic, oo loogu talagalay hawlaha coding aad ka u waaweyn iyo autonomous ah. Waxa uu ku jiray dib u soo celintiisii July 1, 2026, ka dib markii xayiraad maraykan-ka laga qaaday.

Ilaa July 7, Fable wuxuu si bilaash ah ugu jiray qorshayaasha Pro, Max, iyo Team (illaa 50% xadka toddobaadlaha ah). Laakiin waxaa la gaarsiiyey July 12, taas oo ah fursad dib usoo noqotay — waxa loo baahan doonaa usage credits si aad u sii isticmaasho haddii uu dhamaado waqtigaas ama 50% laguugu talagalay week-ga aad isticmaasho.

Haddii aad developer tahay oo doonaysa inaad tijaabiso, isticmaal linkigan hoose si aad u hesho claude code 1 week oo free ah!

👉 Isku diiwaan geli halkan

0 Comments

Sign in to join the discussion.

No comments yet. Be the first to contribute.