AYUB SAID
@aoubak
Software Engineer, designer, and entrepreneur passionate about building technology that connects, empowers, and grows Somali communities.
Joined GOLE Network · Jun 2026
Wow! 🤗 waa update wayn oo cajiib ah. **TypeScript 7** Isbadal wayn bay kusoo kordhin doontaa Software-ka. Waqtigaan casriga ah waxyaabaha aadka loo xiiseeyo …
on “TypeScript 7 — Nooc Cusub oo 10x Dhaqso Badan TypeScript 6” →Mudane soo dhawoow - @madoobeTech waxaan ku farxsanahay inaan madasha isku aragno barasho wanaagsan. la wadaag asxaabtaada aad isku yoolka tihiin si ay u aad u …
on “Baafin Baafin ...” →Asc dhammaan xubnaha GOLE. 👋 Magacaygu waa **Ayub (Aoubak)**, waxaan ahay **Software Engineer**, Freelancer. Waxaan inta badan ku shaqeeyaa **React, React Na…
on “Isbarasho 👋” →Waxaan aaminsanahay in khaladka ugu weyn ee developers badan sameeyaan uu yahay inay security u arkaan "feature" lagu daro marka project-ku dhammaado, halkii ay…
on “Project kasta wuxuu u baahan yahay Security Plan ka hor coding-ka” →Barashaso wanaagsan eng. 👏🎊
on “Isbarasho 👋” →Soo dhawoow eng, waxaan rajaynayaa khibradaada inaa nooga faaidayso. 💯👏🎊
on “Ku soo dhawoow GOLE Somali Network. 🌏” →@goleteam
on “Sharraxaad: farqiga u dhexeeya AI, machine learning, iyo 'LLMs'” →mahadsanidin @goleteam inaan wadaagno khibradaheena waxay inoo tahay inaan furasad wayn oo mustaqblka wax badan kabadali doonta.
on “Ku soo dhawoow GOLE Somali Network. 🌏” →

