Sida Xirfad Naqshadeyn Loo Dhiso: Laga Bilaabo Barasho ilaa Shaqo
- Goorma
Sabti, Seb 5, 2026
7:00 GD – 8:00 GD GMT+5:30
- Halkee
Online · Google Meet
- Cidda imanaysa
2 qof ayaa imanaya
Ku saabsan dhacdadan
Sidee xirfaddaada Naqshadaynta (design) uga dhigi kartaa mid dhab ah oo aad mustaqbal ku dhisato?
Kulankan, waxaan kaga hadli doonaa safarka laga bilaabo barashada design-ka ilaa dhisidda portfolio, helidda fursado shaqo iyo freelancing.
Waxaan si gaar ah uga hadli doonaa:
- Halkee laga bilaabaa markaad tahay beginner?
- Maxay yihiin design fundamentals-ka muhiimka ah?
- Sidee loo dhisaa portfolio aan client ku xirnayn?
- Sidee loo helaa fursadaha ugu horreeya?
- Khaladaadka ay beginners-ku inta badan sameeyaan
- Casharradii aan anigu ka bartay safarkayga design-ka
🎤 Waxaa soo jeedinaya GOLE TEAM. 💬 Dhamaadka kulanka waxaa jiri doona Q&A.
Kulanku wuxuu ku habboon yahay students, beginners iyo qof kasta oo doonaya inuu yeesho xirfad dhab ah.
Martigeliyahaaga
Software Engineer, designer, and entrepreneur passionate about building technology that connects, empowers, and grows Somali communities.
Dhacdadan way dhammaatay
Mahadsanid qof kasta oo yimid. Waxa halkan lagu wadaagay halkan ayey ku hadhayaan.
Maxaad ugu badan ka faa iidaysay? Hoos ku qor si qofka xiga u helo.



Sii wad dooda kulanka kadib.
Faallooyin
Gal si aad doodda uga qaybqaadato.
Weli faallo ma jirto. Noqo qofka ugu horreeya ee wax ku dara.